المشاركات

DADKA ISTICMAALA FACEBOOK EE KENYA

صورة
Shirkadda Meta oo dadka Kenya u ogolaaneysa in lacag ay ka sameeyaan Facebook March 21, 2024 By Zahra Axmed Gacal Nairobi (Caasimada Online) – Dadka isticamaala baraha bulshada shirkadda Meta, sida Facebook, isla markaana lacagta ka sameeya ee ku nool dalka Kenya ayaa heli doona fursad ay gudaha dalkaas lacag uga sameyn karaan ciwaanadooda. Shirkadda Meta ayaa maanta balanqaaday in bisha June ee soo socota ay si toos ah lacag uga samayn doonaan dadka ku nool Kenya waxyaabaha ay soo galiyaan baraha bulshada, sida qoraalada, sawirrada iyo muuqallada. Tallaabadan ayaa timid kadib markii kulan wada xaajood ah ay yeesheen Madaxweynaha dalka William Ruto iyo shirkadda weyn ee Meta, tani waxay Kenya ka abuureysaa fursad weyn oo lacago looga samayn karo masraxa casriga ah ee internet-ka oo inta badan dadku wakhtigooda ku lumiyaan. Madaxweynaha Arrimaha Adduunka ee Facebook Nick Clegg, ayaa ku dhawaaqay in wax abuurayaasha baraha bulshada ee Kenya ku nool ay kasoo baxeen shuruudaha ah in lacag ...